Taliyaha booliiska Jubbaland oo lagu daweenayo Isbitaal kuyaalla Muqdisho iyo Axmed Madoobe oo booqday (Sawirro)

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday isbitaalka Madina ee magaalada Muqdisho oo lagu dabiibayo Taliyaha Ciidanka Booliska Jubaland S/Guuto Cabdulaahi Cabdi Yuusuf Madaxweynaha ayaa Sidoo kale mid mid u gacan qaaday bukaanada kala duwan ee ku jira isbitaalka Madiina ee Muqdisho  isagoo Alle uga baryay Caafimaad deg deg ah inuu siiyo. Axmed Madoobe … Continue reading Taliyaha booliiska Jubbaland oo lagu daweenayo Isbitaal kuyaalla Muqdisho iyo Axmed Madoobe oo booqday (Sawirro)